Norway Urur udooda Caruurta laqaato oo ladhisay +VIDEO +SAWIRRO

Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Walidiinta caruurta laga qaatay ayaa kadhacay magaalda Oslo ee Caasimada Norway .
kulnka oo ahaa mid ay isku wareesanayeen waalidiinta, kadib markii ay samaysteen urur ay kumidaysan yihiin kaasoo ah mid udooda caruurta laqaato.
kasoo uu hada gudoomiye kayahay Nuur Xaaji, waxaana gudoomiye kuxigeen ka ah Yurub Xasan Ereg.

 

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook