Sawirro cusub: Khasaaraha ka dhashay weerarka W/A/Gudaha

Ilo-wareed madax bannaan ayaa sheegaya in 17 Mas’uul iyo Shaqaale ka tirsan Wasaaradaha Ammaanka Qaranka iyo Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federalka Somalia ay saakayto iska soo tureen Dabaqyada Xafiisyadooda ku yaalla Dhismaha Xarunta Oto-Otto ee magaalladda Muqdisho.

Dadkaasi ayaa la sheegay inay dabaqyadda iska tureen, kadib, markii ay Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab qaraxyo iyo weerar ku ekeysiiyeen Xarunta ay Labadaasi Wasaaradood ku hawlgalaan ee Dhismaha Otto-Otto (Weliyow Cadde) oo ku dhow Isgoyska Sayidka ee magaalladan Muqdisho.

Shaqaalahaasi ayaa la sheegay inaay iska tureen daaqadaha Xafiisyadooda si ay uga badbaadaan Iska-horimaadkii Alshabaab iyo Ilaaladda Xaruntaasi ku dhex maray gudaha Dhismahaasi.

Ilaa 17 qof oo isugu jiray Mas’uuliyiin iyo Shaqaale caadi ah ayaana la sheegay inuu soo gaaray jabniin dhinaca Luqaha, kuwaasi oo lagu dawaeynayo Isbitaalo ku yaalla magaalladda Muqdisho.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Sawirro cusub: Khasaaraha ka dhashay weerarka W/A/Gudaha”

  1. NuurkaNederland says:

    WAA WAX AAN LA AQBALI KARIN IN DAWLADA & ALSHABABA LAGU QANCIYO IN SHACABKA LAQARXIYO OO CIA, MI6, MOSSAD IWM MARBA QARAX USOO DHIIBAAN.
    CIA,MI6, MOSSAD ARE ISIS.
    GO FUCK YOUR SELF.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS THEY NEVER ATTACK ISRAEL.
    WHY NOT? ISIS MADE IN ISRAELI.
    ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME ELLIOTE SHIMON 100%HE WAS MOSSAD AGENT.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook