Seefta Eng. Yarisow oo dulsaaran Xoolaha Xamar dhex daaqa (Akriso)

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa soo saaray qoraal Digniin ah oo ku socota dadka xoolaha kusoo dhax daaya magaalada.

Qoraal uu soo saaray Duqa Muqdisho ayuu ku wargaliyay dadka xoolaha kusoo dhax daaya magaalada in ay heestaan labo isbuuc oo digniin ah, waxa uuna Duqa sheegay in la ganaaxi doono cidii amarka maamulka u hogaansami weysa.

Magaalada Muqdisho gaar ahaan goobaha faras magaalaha ayaa lagu arkaa lo’ aad u badan oo lagu soo dhax daayay, waxa ayna xoolahan wax badan u dhimeen bilicda magaalada halka mararka qaarna isku socodka culees galiyaan.

Halkan ka Akhriso Digniinta uu soo saaray Duqa Muqdisho

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook