Faarax Macalin “Xarigii Cabdi Maxamuud Cumar waa Guul +VIDEO

Siyaasiga Faarax Macalim ayaa si wayn uga hadlay Isbadalka ka dhacay Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Rabshadihii halkaasi ka dhacay.

Wuxuu sheegay inuu Cabdi Maxamuud Cumar deegaanka ku dilay Dad aad u Tiro badan, Wuxuuna sheegay in Ciidamada Dawladda Itoobiya ay Dalbadeen waxgaradka deegaanka, Wuxuuna sheegay inuu soo dhowaynayo Sida loola dhaqmay Cabdi Maxamuud Cumar.

Ugu dambayntii wuxuu ka hadlay Faarax Macalin Isbadalka ka dhacay Geeska Afrika ee Hormuudka uu ka yahay Raysal wasaaraha Itoobiya, Wuxuuna sheegay inuu isagu dantiisa ku ilaashanayo in heshiis uu la galo Soomaalida iyo Eleteriya, Si aan Xukunka looga Tuurin.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook