Isku Aadka Kulamada Play-off-ka Champions League oo lasameeyey

Waxaa lasameeyey isku aadka kooxaha cayaari doona kulmada bug baxda ee koobka UEFA Champions League kuwaas oo fooda isdari doona bishaan dhamaadkeeda.

Dalalka Talyaaniga England Spain iyo Jarmalka ayaa Sanadkaan min 4 kooxood toos uga qayb qaadan doonaan koobkaan mana jirto koox dalalkaas oo Cayaari doonta isreeb reeb.

Hadaba sidee ayey isugu soo beegmeen kooxaha Cayaari doona isreeb reebka koobka Champions League?
Champions League play-off draw
Ties on 21 & 29 August:

Champions path
Crvena zvezda (SRB)/Spartak Trnava (SVK) v Salzburg (AUT)/Shkëndija (MKD)
Qarabağ (AZE)/BATE Borisov (BLR) v PSV Eindhoven (NED)
League path
Benfica (POR)/Fenerbahçe (TUR) v PAOK (GRE)/Spartak Moskva (RUS)

Ties on 22 & 28 August:
Champions path
Young Boys (SUI) v Astana (KAZ)/Dinamo Zagreb (CRO)
Malmö (SWE)/Vidi (HUN) v Celtic (SCO)/AEK Athens (GRE)
League path
Standard Liège (BEL)/Ajax (NED) v Slavia Praha (CZE)/Dynamo Kyiv (UKR)

Kooxaha ilaa hada Xaqiijiyey in ay joogaan Wareega Gruubyada?

ESP: Real Madrid (holders), Barcelona, Atlético Madrid, Valencia
GER: Bayern München, Schalke, Hoffenheim, Borussia Dortmund
ENG: Manchester City, Manchester United, Tottenham Hotspur, Liverpool
ITA: Juventus, Napoli, Roma, Internazionale Milano
FRA: Paris Saint-Germain, Monaco, Lyon
RUS: Lokomotiv Moskva, CSKA Moskva
POR: Porto
UKR: Shakhtar Donetsk
BEL: Club Brugge
TUR: Galatasaray
CZE: Viktoria Plzeň

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook