Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya BBC-da la hadlay +COD

Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya, Axmed Cabdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyay laanta af-soomaaliga ee BBC-da ayaa waxaa uu ka warramay qaabka loo doortay iyo waxa laga fili karo.

Doorashada madaxweynaha cusub ayaa timid, kadib markii uu xilka iska wareejiyay madaxweynihii hore ee deegaankaasi, Cabdi Maxamuud Cumar oo maalmahan ba wajahay cadaadis.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook