Muxuu Kusoo Idlaaday Kulankii Dhex Maray Bayern Munchen Iyo Manchester United,?+SAWIRRO

Ciyaartan oo kamid ahayd kulamada is kuleeleesiga ah ee ay ciyaaraan kooxaha yurub si ay ugu diyaar garoobaan xilli ciyaareedka soo aaddan ayaa waxaa guul kugaartya kooxda reer Germany ee Bayern Munchen kadib markii ay ka adkaadeen Red Devisl.

Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiisa badan ayaa labada kooxoodba abuureen fursado gool noqon karay qaybtii hore ee ciyaarta balse kooxna uma aysan suurta galin in ay shabaqa gaarto barabaro goolal la’aan ah ayaana lagu kala aaday nasiinada.

balse markii la dib la isugu soo laabtay qabytii danbe ee ciyaarta ayaa waxa hogaanka u qabtay xidigah Bayern kadib gool uu u dhaliyay xidigooda lagu magacaabo Javi Martinez daqiiqadi 58-aad ee ciyaarta.

Wiilasha tababare Jose oo isku dayay in ay iska soo gudaan goolka lagu leeyahay ayaysan usuurta galin in shabaqa soo taabtaan ciyaarta ayaana waqtigii loogu talagaly kusoo idlaaatay 1-0 oo ay guushu kuraacday Bayern Munchen.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook