Sargaal Al-shabaab oo Dowlada Isku soo dhiibay oo xog layaab leh shaaciyay +COD

Sarkaal sare oo ka tirsanaa dagaalamyaasha Al-Shabaab ayaa maanta waxa uu isu soo dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya

Sarkaalka isi soo dhiibay ayaa lagu magacabaa Cabdirahmaan Xuseen Wardheere , shabaabka dhexdoodana looga yaqaanay Bilaa.

Isagoo la hadlay warbaahinta dowlada Soomaaliya ayuu ka sheekeeyay arimo badan oo la xiriira dhaqamada Al-shabaab iyo sababaha uu uga soo goostay maadaama uu mudo ka tirsanaa.

Waxaa uu sheegay in soo goosashadiisa ka hor uu dilay taliyihii isaga ka sareeyay maadama uu ka war helay in laftiisa la dili rabo.

Nikaan ayaa Alshabaab kasoo qabtay xilal kaal duwan oo taliyaal ka mid yihiin sida uu ku sheegay hadalkiisa.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook