Arsenal oo Cagta marisay Everton +SAWIRRO

Kooxda Kubada Cagta Arsenal ayaa Guul ka gaadhay kulankii Horyaalka ee ay lacayaareen kooxda Everton kaas oo ka dhacay Magaalada London.

Arsenal ayaa 2-0 ku Garaacday Everton waxaana Goolasha u kala dhaliyey Weeraryahandeeda kala ah Alexandre Lacazette iyo Pierre-Emerick Aubameyang iyada oo Arsenal ay Goolasha wada dhalisay qaybta labaad Cayaarta.

Goolhayaha kooxda Arsenal Petr Cech ayaa aad loogu amaanay Fursado badan oo uu ka bad baadiyey Weeraryahanada Everton Gaara ahaan Cayaaryaahnka dalka Braziil ee Richarlison kaas oo marar badan ku sigtay in uu Goo ka dhaliyo Arsenal.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook