C/laahi Maxamed Shirwac”Dowladdu hadda waxay doonaysa in ay cid walba qoorta jabiso”+VIDEO

Annaga waxaan kasoo horjeednaa faragalinkasta oo shirciga qilaafsan, waxey u egtahay in dowladdu hadda dooneyso in ay cid walba qoorta jabiso. Waxaan rabnaa in loosoo noqdo wixi laballan qaaday.” C/hi Maxamed Shirwac; Guddoomiyaha Hey”adda Tubta Nabadda.
Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com