Cali Cosoble oo Difaacay Gudoomiyihii hore ee Galmudug+COD

Madaxweynahii hore ee Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo ka hadlay Go’aanka ay kulankii dhuusamareeb ka soo saareen Xildhibaanada Galmudug ayaa sheegay inaysan sharci ahayn talaabadaasi,

waxa uu sheegay inaysan muuqanin shaqo gudasho la’aan uu sameeyay Gudoomiye Cali Gacal waxaana uu sheegay inay Doodu ka dhalatay sida uu kaga hor yimaaday Go’aanada Shirkii kismaayo,

Madaxweynahii hore ee Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa ku baaqay inaan wax la dumin oo laga fekero horumarka dhinacyada badan laga sugayay ee Galmudug lana xaliyo khilaafyada ka muuqda Maamulkaasi.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook