Francesco Totti oo weerar afka ah ku qaaday Pavel Nedved

Halyeeyga Xulka Talyaaniga Francesco Totti ayaa weerar Dhanka Afka ah ku qaaday laacibkii hore ee kooxda Juventus Pavel Nedved.

Francesco Totti ayaa Noloshiisa u huray kooxda reer talyaani ee As Roma Maalmihiisii Ciyaarta Kubadda Cagta.

Kabtankii hore ee kooxda Roma ayaa ka hadlayey ciyaartii ku dhexmartay Koobka Aduunka Xulalka italy iyo Czech Republic.

Rug cadaagii Hore ee Xulka Talyaaniga Totti ayaa sheegay in Pavel Nedved uu yahay Ciyaaryahan kaa careeysiinaya inta ay socoto ciyaarta.

Waxuu yiri waxaad ku dhawaaneeysa inaad ku garaacdo gacmahaaga marka aad fiiriso dhaqamada foosha xun uu ku sameenayo garoonka dhexdiisa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook