Georginio Wijnaldum oo sheegay sababtii uu isaga diiday Tottenham

Georginio Wijnaldum ayaa sheegay unuu ku dhawaa ku biirista kooxda kubadda cagta ee Tottenham kahor inta uusan ku biirin Reds.

Ciyaaryahankan Khadka Dhexe ka ciyaara ayaa kamid xiddigaha ugu muhiimsan ee kooxda Reds.

Wiilkan reer holland ayaa gool ka dhaliyay Naadiga Tottenham Hotspur Ciyaartii kooxda Reds guusha ay raacday.

Laacibkan ayaa la hadlay majalada Metro waxaana uu hadalkiisa ku bilaabay. ” markii aan ka tagay Newcastle Waxaan la kulmay naadiga Tottenham iyo macalinkooda Mauricio Pochetino.

” waxaan ahaa mid aad u xiiseenaya kooxdaasi inkastoo Kooxda Liverpool ay ila soo xariireen ugu dambeeyn waxaan qaatay go,aan waxaana la heshiiyay Reds.

” Tottenham waa koox ciyaartooy fiican iyo Macalin fiican heeysata laakiin waxaan doorbiday Reds.” Ayuu hadalkiisa kusoo afjaray Wijnuldum.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook