Liverpool oo Cagta marisay Southampton+SAWIRRO

Kooxda Kubada Cagta Liverpool ayaa markale halkeedii ka sii wadata Guulihii isdaba jooga ahaa ee Horyaalka dalka England kadib markii ay ky tumatay Naadigii Martida u ahaa ee Southampton.

Liverpool oo si kasta kaga Gacan Saraysey Southampton ayaa Goolasha waxaa u kala dhaliyey Xiddigaha qaarada Africa ee kala ah Joel Matip iyo Mohamed Salah halka Goolka Koobaad uu ahaa mid ay iska dhaliyeen daafacayada kooxda Southampton.

Macalin Jurgen Klopp iyo fardaha uu Wato sanadkaan ayaa u muuqda kuwo ku Guuleysan karaya Horyaalka 28 Sano kadib waxaana ay wadaan Record Boqolkiiba boqol ah Marna lagama badin xitaa bareejo magalin dhamaan waa badiyeen Cayaarihii ay dheeleen.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook