Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Golaha Wasiirada ugu Yeeray inay Cadaado yimaadaan

War qoraal ah oo Ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne xigeenka Maamulka Galmudug ayaa waxaa Maanta isugu yeeray Dhamaan Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug , islamarkana ay ku Soo xaadiraan Magaalada Cadaado, Si loo amba Qaado Hawlaha Shaqo Ee Wasiirada Horyaala.

Go’aankan ka soo baxay Madaxweyne ku xigeenka ayaan la ogeyn sida uu dhaqan geli doono.

Halkan ka Akhriso Warqada

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook