Arsenal oo dhulka ku jiidey Fulham+SAWIRRO

Kooxda Arsenal ayaa 5-1 uga adkaatay kooxda Fulham oo ay magaalada London ka wada dhisan yihiin kadib ciyaar xiiso lahayd oo kadhacay garoonka Craven Cottage ee ay ku ciyaarto kooxda Fulham.

Alexandre Lacazetteayaa Arsenal hogaanka u dhiibay Arsenal daqiiqadi 29 kadib markii uu si qurux badan u dhamaystiray baas uu ka helay Nacho Monreal, balse waxaa gool caaqiba leh ku barbareeyay laacibkii hore ee kooxda Cheslea André Schürrle oo si xirfadaysan uga dulqaaday Goolhaye Leno, waxaana qaybta hore lagu kala nastay 1-1.

Alexandre Lacazette ayaa daqiiqadi 49 mar akle hogaanka kusoo celiyay Arsenal, Aaron Ramsey ayaa daqiiqadi 67 y saddaxeeyay waxaana laba gool raacsadayAubameyang oo kala dhaliyaydaqiiqadi 70 iyo 79.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook