Arsenal oo Taako loo dhigay +SAWIRRO

Kooxda Kubada Cagta Arsenal ayaa bareejo ku dhamaysatay kulankii Horyaalka England ee ay lacayaareen kooxda Crystal Palace waxaana Cayaartii ku soo dhamaatay bareejo 2-2 ah.

Naadiga Crystal Palace ayaa Gool kala hormartay Arsenal balse waxaa loogu badaley 2 Gool oo ay kala dhaliyeen Xiddigaha Granit Xhaka iyo Pierre-Emerick Aubameyang balse waxaa labareejeeyey markii rigoore laga dhigay Arsenal uu Gool u badalay Luka Milivojevic 83 daqiiqo markii Cayaartu maraysey waxaana sidaa lagu soo afjaray 11 kii Guul ee Xiriirika ahayd ee ay wadeen.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook