Chelsea oo kubarbaratay Burnley +SAWIRRO

Kooxda Kubada Cagta Chelsea ayaa Guul weyn ka Gaartay kulankii xiisaha badnaa ee ay Banaanka kula soo Cayaareen kooxda Burnley kaas oo ahaa mid ay ku baashaaleen.

Chelsea ayaa ku badisay 4-0 waxaana Goolasha u kala dhaliyey Xiddigaha kala ah Alvaro Morata, Ross Barkley, Willian iyo Ruben Loftus-Cheek sidoo kale siweyn ayey uga gacan sareeyeen kooxda ay lacayaarayeen.

Naadiga Chelsea ayaa soo gahsay kaalinta labaad ee kala horeynta Horyaalka iyaga oo yeeshay 24 dhibcood.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook