Chelsea oo kutumatay Southampton +SAWIRRO

Kooxda Kubada cagta Chelsea ayaa Guul ka gaadhay kulankii Horyaalka ee ay lacayaareen Naadiga Southampton iyaga oo ku badiyey 3-0 si weyn ayeyna uga Gacan sareeyeen kooxda ay martida ay u ahaayeen.

Bandhiga Goolasha Chelsea waxaa bilaabay daqiiqadii 30 aad Cayaaryahan Eden Hazard halka uu Goolka labaad dhaliyey Xiddiga khadka dhexe ee lagu magacaabo Ross Barkley kan 3 aad waxaa ku soo afjaray Alvaro Morata oo badal ku soo galay kulankaan.

Chelsea ayaa soo bandhigtay Cayaar aad u qurux badan waxaana kuu cadaynaya in ay ka gacan saraysey Southampton waxa ay qaateen ilaa 6 Jaale halka Chelsea aysan xitaa hal Jaale qaadan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook