Jaamac Shabeel Oo laga soo cayriyay Xarunta Xisbiga Kulmiye +VIDEO

Xarunta Xisbiga Kulmiye ee Somaliland ayaa Maanta Waxaa ka Taagan Jaahwareer iyo Colaad Waji Cusub Yeelatay kadib Markii Xarunta Xisbigaas Saaka Ciidamo iska Hor Taageen Siyaasi Jaamac Shabeel oo Dhowaan kasoo Horjeestay Xeer Somaliland Barlamaankeedu ku Ansixiyey Kufsiga.

Siyaasigan oo Warbaahinta Goordhowayd kula Hadlay Magaalada Hargaysa ayaa sheegay in Xarunta Xisbigaas Saaka Ciidamo la Geeyey loona Sheegay in uusan Siyaasi Jaamac Shabeel Gudaha u Gali Karin Waxaana uu eedeeyn uasoo Jeediyey Madaxda Xisbiga Kulmiye.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook