Real Madrid oo €80m ku dooneysa Skriniar

Kooxda Kubada cagta Real Madrid ee dalka Spain ayaa lasheegayaa in ay doonayaan daafaca kooxda Inter Milan ee Milan Skriniar kaas oo sidoo kale ay doonayaan kooxo badan oo yurub ah.

Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa lacadeeyey in uu bisha janaayo soo qaato daafac fanbe oo wanaagsan kaas oo uu u arko in uu yahay Milan Skriniar oo ah daafaca u cayaara kooxda Inter Milan ee dalka Talyaaniga.

Real Madrid ayaa diyaar u ah in bixiyaan lacag dhan €80 million (£70m/$91m).lacagtaas oo ah mid ay macquul tahay in ay aqbalaan maadaama Xiddigaan uu ugu fadhiyo lacag yar.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook