Somaliland oo shaacisay inay diyaar u tahay la midowga Dowlada Somaliya hadii la helo + COD

Somaliland ayaa markii ugu horeysay shaacisay inay diyaar u tahay heshiis ay la gasho dowlada Somaliya oo hada ay kala aragti yihiin.

Somaliland waxaa ay sheegtay inay jiraan fursado muhim ah oo u baahan in laga faa’ideysto si meesha looga saaro qilaafka mudada dheer soo jiitamay isla markaana umada Somaliyed u midoobaan.

Adna Aadan Isma’iil oo ah wakiilka Somaliland u qaabilsan arimaha wadahadalka Dowlada Somaliya ayaa si cad u sheegtay in Somaliland diyaar u tahay heshiis ay la gasho dwolada Somaliya hadii la helo daacadnimo iyo tanaasul wanagsan.

Intaas waxaa ay ku dartay hadalkeeda in markii hore ee labada dhinac midobaayeen rabitaankooda isku raaceen hadana ay tahay oo kaliya is faham iyo abuurista kalsooni leysku muujiyo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook