Xildhibaan Dalxa”Xerada xalane waa caasimad kale, waxa ay qabatana lama oga”+COD

Xildhibaan maxamde cumar dalxa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ayaa si adag uga hadlay Xerada xalane wuxuu sheegay in ay tahay caasimad kale waxay qabatana aan la ogayn siduu hadalka u dhigay

Wuxuu intaas ku daray in wasaaradaha ku shaqada leh arintan ayna sinaba uga hadli karin balse ay ku soo wareegayaan arimo laga mudan yahay in laga hadlo.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook