Aqalka Sare oo ka digay faragelin in lagu sameeyo Doorashada Koonfur Galbeed +COD

Guddiga joogtada ah ee golaha aqalka sare Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir saacado badan qaatay ku yeeshay Muqdisho ayaa ka digay in faragelin lagu sameeyo doorashooyinka dhawaan ku soo wajahan maamul goboleedyadda dalka qaarkood.

Xoghayaha aqalka sare Cali Maxamed Jaamac oo warbaahinta la hadlay shirka ka dib ayaa sheegay inay ka digayaan faragelin lagu sameeyo doorashada Koonfur Galbeed oo bisha soo socota 17-keeda ka dhaceysa magaalada Baydhabo, iyadoo qoraalka aqalka sare uuu qornaa sidatan:-

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook