Arsenal iyo Liverpool oo bareejo ku heshiiyey +SAWIRRO

Kooxha Kubada Cagta Arsenal iyo Liverpool ayaa kulankoodii adkaa ku dhamaystay bareejo 1-1 ah kadib markii ay soo bandhigeen Cayaar Cayaar dhaaftay oo aad loo jecleystey.

Labada kooxood oo Safka hore kaga jira kala Horeynta Premier League ayaa Goolka waxaa ku hor maray kooxda Liverpool kadib markii uu Goolka u dhaliyey Kabtankooda James Milner daqiiqadii 61 aad balse Arsenal waxaa Guuldaro ka bad baadiyey Weeraryaahnka dalka France ee Alexandre Lacazette kaas oo Gool cajiib ah dhaliyey 83 daqiiqo waxaana jirta in labada kooxoodba ay heleen fursado qaali ah balse ay iska qasaariyeen.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook