England oo usoo baxday Semi Finalka Tartanka UEFA Nations League +SAWIRRO

Xulka kubada Cagta dalka England ayaa xaqiijiyey in ay usoo bexeen Semi Finalka koobka UEFA Nations League.kadib markii ay Guul dirqi ah ka gaareen kulankii adkaa ee ay lacayaareen dhigooda Croatia.

England ayaa 2-1 kaga badisay dalka Croatia waxaaan Gool lagala hormaray ay ku badaleen laba Gool oo ay kala dhaliyeen Xiddigaha Jesse Lingard iyo Harry Kane oo qaybtii hore ee Cayaarta qasaariyey Goolal badan oo uu dhalin karayey.

Three Lions ayaa Semi Finalka Tartanka Nations League waxa ay bisha June lacayaari doonaan dalka Portugal waxaana Guushaan ay keentay in Spain ay u laabtaan heerka labaad halka Croatia ay ku dhamaysatay kaalinta ugu hooseysa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook