Red Star Belgrade oo bahdishay Liverpool +SAWIRRO

Kooxda Kubada Cagta Liverpool ayaa Guuldaro Xanuun badan kala kulantay kooxda dalka Serbia ee Red Star Belgrade kooxdaas oo ku Garaacday 2-0.

Liverpool oo Hogaanka u haysa Gruubka ay ku jiraan ayaa Guuldaradaan laga yaabaa in ay ka dhigto mid lagala wareego Hogaaminta Gruubkaan waxaana laga war dhawrayaa kulanka ay Wada Cayaarayaan kooxaha Napoli iyo PSG.

Naadiga Liverpool oo ay u dheelayeen Cayaartoydeeda muhiimka ah ee ku fadhiya lacagta qaaliga ah ayaa ku Guuldaraysatay in ay gaaraan shabaqa kooxda ka soo horjeedey Naadigaas oo qaaday Horyaalka dalka Serbia.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook