Switzerland oo quusisay Belgium +SAWIRRO

Wadanka Switzerland ayaa Guul weyn ka gaaray kulankii aadka u adkaa ee ay lacayaareen dalka dunida ugu fiican Kubada cagta ee Belgium kadib markii ay ku kulmeen Cayaar ka tirsan Tartanka UEFA Nations League –

Cayaartaan ayaa ku dhamaatay 5-2 ay Guushu ku raacday dalkii martida ahaa ee Belgium kaas oo 2 Gool oo uu lahor maray loogu badalay shan Gool taas oo dhabar jab ku noqotey dalkii awooda isbidayey.

Dalka Belgium-ka oo Goolasha lahormaray waxaa labadaba u dhaliyey Cayaaryaahnka Thorgan Hazard balse waxaa loogu badalay shan Gool oo ay kaladhaliyeen Ricardo Rodriguez Haris Seferovic Haris Seferov\Nico Elvedi aris Seferovic .

Switzerland ayaa kaalinta koobaad kaga soo baxday Gruubkaan waxaana ay ka mid Noqon doontaa dalalka tegi doona Portugal Sanadka 2019 gaar ahaan bisha June.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook