Liverpool oo xoog isaga reebtay Burnley +SAWIRRO

Liverpool ayaa 3-1 kaga tallaabsatay Bunrley kulan ay xidigo sare ka ahayeen, Roberto Firmino iyo James Milner.

Burnley oo goolka ku horraysay ayaa hogaanka qabatay daqiiqaddii 54-aad markaas oo uu shabaqa gaaray J.Cork.

Balse kooxda tababare Klopp ayaa seddex gool latimid isla qaybtii danbe ee ciyaarta markaas oo daqiiqadihii 62-aad, 69-aad iyo 90-aad ay si isku xigta ay shabaqa u gaareen xidigaha J.Milner, R.Firmino, iyo X.Shaqiri.

Liverpool ayaana waqtigii loogu talagalay ciyaarta guul ku gaartay 3-1.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook