Mourinho “Pogba waa virus kudhexjira kooxda“

Todobaadkii tagay ayay aheyd eheyd marki uu wiilka reer France iyo macalin Mourinho uu ka dhex bilaawday dagaal cusub kadib marki uu Jose Dhaleeceen dusha kaga tuuray Pogba.

Majalada Sportsmole waxa ay fahansan tahay dhibaatada ka dhaxeesa Pogba Iyo Jose uu sababteeda leeyahay Mourinho oo inta badan aan wanaajinin Pogba.

Jose ayaa ciyaarti Southamton ay la ciyaareen kadib Pogba ku sheegay in uu yahay “virus’ tasoo uu kala jeedo dhibaatada dhan in uu isaga ku faafiyay kooxdiisa.

Pogba ayaa marki ugu horeysay ka hadlay xalada cakiran ee ka dhaxeesa asiga iyo macalinkiisa kaas iska meel mariyay eedeemaha loo heesto.

“Waa in uu iga daayaa eedeenta joogtada ah, waxaan la mid ahay ciyaartooyda kooxda” ayuu yiri pogba.

Wiilkaan ayaa lagu wadaa in uu Man United isaga dhaqaaqo hadii uu sii socdo xifaaltanka ka dhaxeeya asiga iyo Mourinho.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook