Nabad iyo Nolol oo Norway laga taageeray+VIDEO+SAWIRRO

Xaflad siwayn loosoo agaasimay oo lagu taageeyay dowlada cusub ee uu madaxwaynaha kayahay Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa shalay lagu qabtay caasimada Norway ee Oslo.
Xafladan ayaa waxaa kasooqayb galay dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada sidoo kale fanaaniin u hormuud u ahaa Bashiir Cali Xuseen.
jaaliyada ayaa isku raacsaned in dowlad xun ay dhaanto dowlad la aan lona baahan yahay in dowladaan lagarab istaago loona ogolaado inay waajibaadkeeda gudato.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook