Xisbiga Daldhis oo kulan balaaran kuqabtay Oslo+SAWIRRO+VIDEO

Waxaa kulan balaaran isugu yimid jaaliyada somaliyeed ee Norway kasoo lagu soodhaway nayay Xisbi cusub oo lamagac baxay Daldhis .
Xisbiga daldhis ayaa waxaa Gudoomiye kumeel gaar ka ah C/raxmaan Xuseen Cadoow oo kamid ah jaaliyada soomaaliyeed ee Norway kana mid ah dadka wax kubartay dalkaan kana shaqeyay mudo aad ufog isla markaasna caan ka ah bulshada somaliyed ee Norway.
Xisbigaan ayaa ah mid ka howlgala gudaha somaliya waana xisbi siyaasi ah oo u taagan wax kaqabashada dhibaatada dalkeena hooyo kajirta.
Bulshadii kasoo qayb gashay oo kakoobnaa qaybaha kala duwan ee jaaliyada ayaa dhamaantooda si wada jir ah usodhaweeyay xisbiga iyo Gudoomiyaha kumeel gaarka ah iyagoo sheegay in gudoomiyaha xisbiga ay kuyaqaaniin karti iyo daacad nimo .

 

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook