AKHRISO: Madaxweyne maamulka Puntland oo soo saaray Amar cusub

Madaxweynaha cusub maamulka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 13 Jan, 2019 soo saaray digreeto lagu joojinayo cashuur dhaafkii iyo cashuur dhimistii loo samayn jiray hay’adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook