Deni oo mamnuucay lacagtii shilin Soomaaliga ee Puntland ay daabici jirtay

Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta markii uu la wareegay xilka madaxweynaha Puntland kadib wuxuu soo saaray qoraal uu ku mamnuucayo daabacaada lacagta Shilling Soomaaliga.

Qoraalka kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay inaan Puntland gabi ahaanba lagu daabici karin lacag Shilin Somali ah.

Wasaarada Maaliyadda iyo taliska ciidamada booliska Puntland ayaa lagu wargeliyay inay dhaqan geliyaan ka hor taga daabacaada lacagta Shilin Soomaaliga.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook