Xasan sheekh oo Baladwayne lagusodhaweyay+Sawirro

396

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaaray garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne ayaa soo dhaweyn kadib shaaca ka qaaday in heshiis laga gaaro waxii u qalday mudadii u waday dhismaha Hirshabelle.

Wafdiga Xassan Sheekh oo ay qeyb ka yihiin xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa garoonka ku soo dhaaweeyay mas’uuliyiinta maamulka heer gobol oo uu horkacyo guddoomiyaha gobolka Yuusuf Axmed Hagar Daba-Geed, odayaal, waxgarad, haween iyo dhalinyarro.