Axmed Madoobe oo Magacaabay xilal cusub

397

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo saaray wareegto lagu magacaabay xilal cusub

Axmed Madoobe ayaa wareegtada ku magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha iyo ku xigeenadiisa sidan hoose ayeyna u qorneyd Wareegtada:-

Axmed Madoobe oo Magacaabay xilal cusub