Aqalka sare oo kahor yimid shirka lagu Xaraashayo shidaalka Somalia (Akhriso)

War-saxaafadeed caawa ka soo baxay guddiga kheyraadka Qaranka iyo kaabeyaasha dhaqaalaha ee aqalka sare ee baarlamanka Somalia ayaa looga soo horjeestay shirka la sheegay in lagu xaraashayo shidaalka Somalia ee ka furmaya magaalada London dhowaan.

Qoraalkan oo uu ku saxiixnaa guddoomiyaha guddigan Ilyas Cali Xasan ayaa waxaa lagu xusay dhowr qodob oo loo cuskaday diidmada aqalka sare ee shirkan oo muran badan iyo shaki laga muujiyey,

wuxuuna u qornaa sidatan:-

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook