kooxda Fulham oo ceyrisay macalin Claudio Ranieri

Kooxda Kubadda cagta ee Fulham ayaa si rasmi ah shaqada uga ceyrisay macalinka Reer Italy ee Claudio Ranieri kadib markii uu ku fashilmay in kooxdaasi ka saaro dhibaatooyinka guuldaro ee heysto.

Ceyrinta Ranieri ayaa timid Kadib markii talaadadii ay 0-2 uga badisay kooxda Southambton asigoo guuldarooyin is xig xiga ay soo gaareen

67jirkaan ayaa shaqada Fulham la wareegay bishii November asigoo xilkaasi ka badalay macalinkii asna la ceyriyay ee Slavisa Jokanovic.

Claudio Ranieri ayaa waxaa lagu xusuustaa horyaalkii uu sida lama filaanka ahaa ugu qaaday kooxda Leicester City xilli cayaareedkii 2015-2016dii.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook