Sheekh Shariif oo kasoo horjeestay Shirka xaraashka Shidaalka Soomaaliya ee London

Xisbiga uu hogaamiyo madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheikh Axmed ayaa bayaan cad kasoo saaray shirka maanta ka furmayo magaalada London ee dala Ingiriiska.

Bayaanka kasoo baxay xisbiga Himilo Qaran ayaa ka koobnaa dhowr qodob oo ku saabsan dhibaatada Shidaalka Soomaaliya kaga imaan kara iyo digniinaha ay jeedinayaan.

Xisbiga ayaa walaac ka muujiyay Tilaabadda lagu suuq geynaayo Shidaalka Soomaaliya , xilli ay wali ay qabyo yihiin Sharciyadda loogu tala galay Shidaalka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook