Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay guddiga doorashooyinka

376

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam axmed Madoobe ayaa magacaabay guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha ee maamulkaasi.Wareegta ka soo baxday xafiiska

Madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu magacaabay guddigaan.

Guddigaan doorashooyinka ayaa waxa ay ka koobanyihiin 7 xubnood.

Hoos ka aqriso magacaabista guddigaan