Ander Herrera iyo Juan Mata oo ka tagaya Manchester United

Waxaa soo baxaya warar sheegaya inay mcquul tahay in kooxda Kubadda ee Manchester United Cagta ay weyn doonto xili Ciyaareedkaan laba xidig oo muhiim ah kuwaas oo kala ah Ander Herrera iyo Juan Mata.

Heshiiska ay labada Ciyaar yahan la galeen Manchester United ayaa waxa uu ku egyahay xagaagaan,waxaana macquul ah in Ciyaar yahan Ander uu u dhaqaaqo aadiga Paris Saint-Germain.

Jariiradda The Mirror ayaa qortay in Wakiilada labada Ciyaar yahan ay doonayaan inay heshiisyo kale lasoo galaan Kooxo kale, balse Manchester United ay rajo heshiis kordhin ah wado.

Kooxda Man United ayaa xilligaan dooneysa inay ka soo kabato guuldarrooyinkii ka soo gaaray kooxaha Arsenal iyo Wolverhampton Wanderers Watford, kadib kulan ka tirsan horyaalka Premier League todobaadka soo socda.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook