DAAWO: Imaaraadka oo ku dhowaaqay ‘Qaybo kamid ah Yemen inay kamid noqon doonaan Imaaraadka

Imaaraadka Carabta ayaa ku dhowaaqay inay Qaybo kamid ah dalka Yemen oo Duulaan ay Joogaan Ciidankiisu ay kamid noqon doonaan Imaaraadka Carabta.

Arintan ayaa la yaab ku noqotay Shacabka iyo Madaxda dalka Yemen, Iyadoona horay looga digay Qorshaha Halista badan ee Imaaraadku dalkaasi u Maleegay, Si loo Curyaamiyo ilihiisa dhaqaalle, iyadoo uu samaysatay Ciidamado Calool u shaqaysteyaal ah.

“Reer Suqadra Waxaad Noqon doontaan Qayb kamid ah Imaaraadka, Waxaadna heli doontaan Baasaboorka imaaraadka ”

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook