DAAWO:-Xildhibaan Jeesoow” Khayre waxa uu Booqday dad ku jira Gumaysi”

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “DAAWO:-Xildhibaan Jeesoow” Khayre waxa uu Booqday dad ku jira Gumaysi””

  1. origino says:

    jeesowsheekada aad wado todobo sano ka hor ayay ahayd oo dadka waxmagaratada aad marin habaabinaysa laakiin maanta mashaqaynayso sababtuna waxay tahay ishaa macallin jubbaland maanta waa nabad beelaha deggana farxad iyo nabad ayay kuwadanoolyihiin kobaca dhaqaaha iyo adeega bulshadaba si xawli ah ayuu u socdaa beesha caalamka waxay qireen in jubbaland marka la eego mudadii gaabneed ee mamulku jiray iny tahay meesha ugu hormarsan gebi ahaan somaliya. taasi waxay ka tarjumaysaa hoggaanka fiican ee ay leeyihiin. adigu magaalada xamar ee caasimadda ah ee fadhiga dowladdu yahay maalin dadka somaliyeed ee iskood noloshooda ula daala dhacayo ayaad nabad galyadoodo sugi weydeen baarlamanka waxaad u fadhidaan in laaluush aad ku qaadataan degaaanadii idin soo dir sadayna ceelna uma qodna cidnana uma maqna adoo gurigaagii sidd u darxun oo caasimaddii nabadgelyo xumo in looga qaxo ay ku dhawdahay ayaad ka dabaqaylinasaa dad isku tashaday. umalayn maayo inaad aqoon baarlamanka ku timid waxaa ku timid 4.5 si taasi ay usii socoto waa inaad abuurto jawi fawdo iyo qabyaalad sifa nadaaamka aad ku timid u cimri dheeraysatid tiisa daryeele ayaa tukale ku daraa jubbaland socotay nabad horumar iyo barwaaqay tiigsanaysa dameer iyo doc ka yeerba loomajoojinayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook