Axmed Madoobe oo xilka qaadis Sameeyay

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa xilkii ka qaaday la taliyihiisa dhanka Arrimaha siyaasadda.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jubbaland lagu sheegay in xilka laga qaaday Cabdi Cali Raage oo ahaa la taliyihiisa Arrimaha siyaasadda, lamana sheegin sababta.

Hay’adaha amniga Jubbaland ayaa lagu wargeliyay in xilkii laga qaaday Cabdi Cali Raage, isla markaana wixii maanta ka bilowda uusan matali karin dowlad Goboleedka Jubbaland sida ku xusan Wareegtada:

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook