DAAWO:-Baarlamanka Somaliland oo Diiday inay Xasaanada ka Qaadaan Xildhibaan Dhakool oo xidhan

Guddida joogtada ah ee golaha wakiillada Somaliland ayaa diiday codsi ay u soo gudbiyeen xeer ilaalinta Somaliland oo ka ka dalbatay in xasaanada ay ka qaadaan Xildhibaan Maxamed Dhakool.

Guddida ayaa ku baaqay in xorriyadiisii loo soo celiyo xildhibaan Dhakoool, oo lasoo xidhay markii uu Warbaahinta ka sheegay 18-May ay tahay maalin u gaar ah Beesha SNM, oo ay ka mudan tahay 26-ka June ee Xoriyadda ay heleen Gobolada Waqooyi.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook