B/weyne Oo maanta wax ganacsi ah kajirin+SAWIRRO

Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in guud ahaan ay kala xiran tahay magaalada, xaaladuna ay tahay mid kacsan.

Sidey soo sheegayaan wariyeyaasheenna, magaalada waxaan ka jirin isku socodka gaadiidka iyo sidoo kale ganacsiga.

Dad isku soo baxay ayaa waxay taayero ku gubayaan waddooyinka B/weyne, iyadoo la ogeyn sidey xaaladdu ku dambeyn doonto.

Magaalada B/weyne waxaa ku sugan madaxweynaha Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare, waxaynta rabshadahan daba socdaan xil ka qaadistii lagu sameeyey Yuusuf Dabageed.
Waxaa sidoo kale arintaan kahadlay Yuusuf dabageed isagoo sheegay inuu is difaci doono hadii lasoo weeraro.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook