Somalia oo ka qeyb galaysa koobka Kubada cagta Adduunka +sawirro

Ciyaartoy Soomaali ah ayaa ka qayb qaadanaya Koobka kubad cag-yaraha Adduunka (Mini-football World Cup 2019).

Sanadkan waxaa tartankan ka qayb qaadanaya 32 xul oo dunida oo idil ka socda, iyadoo Maalmo ka hor isku aadkiisa lagu sameeyay magaalada Perth ee dalka Australia oo ah halka uu tartanku ka furmi doono 1-da ilaa 11-ka bisha Oktoobar ee sanadkan.

Somalia ayaa ku jirta Gruob-ka E, oo ay ku wehliyaan dalalka Mexico, Ivory Coast iyo Moldova.

Dhowr tartan oo noocan ah ayey horey Soomaaliya uga qayb gashay, waxaana ka mid ah kii ugu dambeeyey ee lagu qabtay dalka Tunisia.

Hoos ka akhriso isku aadka oo dhamaystiran.

 

HALKAN KA AQRI SHEEKADAN

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook