DAAWO:-Arooskii qarniga oo kadhacay Oslo 29.06.2019+SAWIRRO

426

Waxaa magaalada Oslo ee caasimada dalka Norway kadhacay aroos aad u wayn kaasoo lagaga yimid meelo farabadan oo caalamka kamid ah sida Yurub Amerika iyo Afrika .
Arooskaas oo ahaa mid ay dhiganayeen Lamaanaha Cumar Cabdi Cali iyo Faadumo Cismaan C/laahi.
Arooskan ayaa kulmiyay dad fara badan oo mudo hore isugu dambaysay jaanisna u helay inay halkaas ku kulmaan.