Rasaasta oo wali socoto Hoteelka Cascaseesey

Rasaas ayaa wali ka socota Hoteelka Cascaseesey ee Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland.

Ku dhawaad 10 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxa iyo Weerarka lagu qaaday Hoteelka, waxaana wali dagaal ka socdaa Gudaha Hoteelka.

Ciddamada ammaanka Jubbaland ayaa weerarka ka jawaabaya, waxaana la sheegaya in uu dagaal dhex marayo kooxihii weerarka soo qaaday iyo ciidamada ammaanka.

Maamulka Jubbaland ayaa wali war kasoo saarin Qaraxyadda iyo weerarka lagu qaaday Hoteelka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Facebook