Madaxweyne Ahmed Madoobe Oo Kismaayo Ka Bilaabay Qorshe Cusub oo uu ku Guleysan Karro.

104

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Ahmed Islaam ,axmed Madoobe ahna musharax madaxweyne ayaa Hada waddo Olale Cusub oo dib igu soo Labanaayo waxaana Gudaha Magaalada Kismaayo waxaa Laga Dareemayaa Olale Xoogan oo uu waddo Ahmed Islaam ,

waddoyinka waaweyn Ee Magaaladaas waxaa La Suray Borar ay ku Xardhan yihiin Hal ku dhigyo Shacabka Magaalada Kismaayo aad usoo jidtay

Madaxweyne Ahmed Madoobe ayaa Horey usameyey Qorshayaal Badan oo uu ku guleysan karo

Guud Ahaan Magaalada Kismaayo waxaa Amnigeeda La Wareegay Ciidamo Badan oo Ka Amar Qaadta Ahmed madoobe,

Dhamaan ayaa La Filayaa In Maamulka Jubbaland Ay ka Dhacdo Dorashada Madaxtinimada Maamulkaas.